MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciyaarta fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada ee Galmudug iyo Hirshabelle waxay hada ku soo dhamaatay qeybta hore 0-0..

Ciyaartaan oo aad u adag in badana la wada sugaayay ayaa  guud ahaan Caalamka lagala socdaa,gaar ahaan meel kasta oo Soomaalidu dunida kaga sugan tahay.

Advertisement

Muqdisho warbixinta saxda ah ee laga hayo xaafadaha iyo garoonkaba labada dhinac fartaa wadnaha lagu wada hayaa.

Dhinac kasta wuxuu dhagta u taagayaa goolkii soo yeera  ma adinka dhalin doona mise waa la idinka dhalin doonaa.

Dhanka ciyaartoydana sidaas si la mida ciyaaraha caalamka ee fiinaalka ah koox kasta difaaceeda ayay ahmiyad siisay waana la kala cabsanayaa.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleDowlada Iiraan oo fashilisay basaasiin weerar la damacsanaa dalkaasi
Next articleTaliyaha Milatariga oo kormeeray dugsi ciidamada lagu tababaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here