HomeWarkiiQiima dhimis lagu sameeyay qarashka Xajka ee sanadka danbe

Qiima dhimis lagu sameeyay qarashka Xajka ee sanadka danbe

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiir Awqaaafta iyo arimaha Diinta Dowlada Somalia Mukhtaar Roobow Cali ayaa caawa ka dhawaajiyay qiima dhimis ay ku sameeyeen qarashka Xajka soo socda.

Wasiir Rooboow wuxuu ku dhawaaqay in xajka soo socda qarashka laga dhigay $4,543.

“Sidii xajkii hore uu ahaa waa  hoos baan uga sii dhignay marka qarashka loo eego”ayuu yiri  Wasiir Mukhtaar Toojoow.

Haddaba halkaan ka Daawo faah faahinta Wasiir Roobow ee qiima dhimista:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -