Dagaalka ba’an ee ka dhax jiro Maamulka Gobolka benaadir Oo Saameyey Qaar ka tirsan Shaqaalaha Gobolka benaadir Iyo Cali Yare Cali oo lagu bahdilay Xafiiska Maaliyadda Gobolka Benaadir Xilli Godoomiye Caano boore uu Qaaday talaabo Ka Careysiisay Cumar Finishb Cali Jeeb ku Jiro.

todobaad ka hor markii uu soo Shaac baxay Qilaaf ka dhax jira Maamulka gobolka benaadir gaar ahaan Godomiye Caano boore Iyo Cali Yare Cali, Qilaafkaas oo salka ku haayay dhul boob Loo geesanaayay Dad Shacab Markii uu Hor-Istaagey Godmmiye ku xigeenka 1-aad Maamulka gobolka benaadir Arinkaas oo ay ka Xanaaqeyn Cali yare cali Iyo Cumar Finish.

Godomiye Abdiqadir Mohamed Mahamoud Caano-aboore Ayaa Sido kale bishaan FEBRUARY Wax mashaar ah U fasaxin Qaarka tirsan shaqaalaha Cusub Gobolka benaadir , gaar ahaan 23-Shaqaalo oo goor dhaw laga shaqaaleysiiyay Xafiiska Aminga Iyo Siyaasaadda Gobolka benaadir , wararka ayaane Sheegaya In Arintaas aad Ugu Xanaaqay Cali yare Maadama uu damacsanaa Shaqaleysiinta Dhalinyradaas ku heybta ah In uu Campaign Iyo Sanbaatiyo kaga Raadsado Reerkiisa basle Fudeedkii Cali yare Awgeed waxaa Dhalinyradaas ku dhacday Mushaar La’aan .

Sido Kale Xogaha dheeradka oo aan helnay ayaa sheegayo In cali yare In Qilaafka kala dhaxeeeyo Caano boore uu u gudbiyey Xafiiska Ra’iisa wasaarahah Si Xal Deg deg ah looga gaaro Arinraas maadama uu ceeb Iyo waji kabax kala kulmay Xafiiska maaliyadda dagaalkii fudeedka ku saleysnaa oo uu Godomiye Caanoboore la galay.

Buuraha Qaar baa la Korin , Raggana Qaar baa lala lag-damin
Godomiye Abdulkadir Mohamud Maaro Loo waa.

Amb Hussein A Talabadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here