HomeWarkiiQisada Nin 14 sano Xabsiga dhexe ee Muqdisho ugu xiran si sharci...

Qisada Nin 14 sano Xabsiga dhexe ee Muqdisho ugu xiran si sharci daro ah

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Nin Dhalinyara ah ayaa la sheegat inuu 14-sano xabsiga dhexe ee Muqdisho ugu jiro eed cid aan xaq u lahayn ay u soo jeediyeen.

Ninkaan waxaa la sheegay in loo heysto shil ka dhex dhacay gaari uu waday kadib markii uu ka dhaxay qof saarnaa kadibna sidaas lagu soo dacweeyay oo diyo loo heysto.

Laakiin arinta cajiibka ah ayaa ah qoloda dacwada u heysata iyo kuwa uu ka dhashay qofka dhintay uu shaki badan ka jiro inay is leeyihiin.

Wareysi uu qaaday Wariye Aweys Xasan Maxaned Codeey ayaa waxaa kaaga muuqanaya in xitaa Garsoorka Dowlada uusan sisii saxda ahayd u wajihin.

Hadaba halkaan ka daawo wareysiga:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -