Prof.Yaxye Sheekh Caamir ayaa ka sheekeeyay qiso Magaalada Adis-ababa ku dhexmartay isaga iyo dhalinyaro Soomaaliyeed.

Prof- Yaxye Camir  ayaa wareysi uu siiyay Tv-ga Risaala ku soo dhex qaatay qisaan mar uu dhalinyaro Soomaaliyeed kula kulmay xaafada Mareexaanka oo ki taal Magaalada Adis-Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.

Advertisement

Sheekada Yaxye Caamir oo muuqaal ah halkaam ka daawo:-

 

Previous articleQoys ka koobnaa 6 ruux oo ku geeriyooday Xerada Qaxootiga IFO-2
Next articleUrurka Jaamacada Carabta oo ka hadlay damaca Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here