Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharaxay qodobada ugu halista badan ee ku jira hindise sharciyeed shalay ay baarlamaanka hor keeneen Xukuumada Somalia kaasoo lagu celiyay.

Xildhibaan Saajid ayaa sheegay inay diideen qodobada qaar sida Caruurta Soomaaliyeed diinta ay rabaan ayay qaadan karaan iyo qodobo ka sii daran.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo sharaxaada Xildhibaanka muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Risaala:-

Previous articleFarmaajo muxuu ka yiri xiisada ka dhex taagan Hormuud iyo NISA
Next articleDagaal-yahanada Xuutiyiinta oo weeraray Markab Xamuul oo Mareykanku leeyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here