HomeWarkiiQodobada Mareykanku aqbalay ee  Iiran soo bandhigtay 

Qodobada Mareykanku aqbalay ee  Iiran soo bandhigtay 

Golaha amniga Iiraan ayaa laga soo xigtay in Mareykanku aqbalay  qodobbada ay Iiraan la tagayso Pakistan kuwaasoo aasaas u noqonaya heshiiska lagu joojinaayo dagaalka.

Qodobada Mareykanku aqbalay ee  Iiran soo bandhigtay ayaa kala ah sidan:-

•Mareykanka inuu ciidankiisa ka saaro dhammaan saldhigyada ku yaalla Bariga dhexe.

•In la qaado dhammaan cunaqabateynta iyo in la sii daayo hantida Iiraan ee dibadda ku xayiran

•Waxaa kale oo ku jira in magdhow buuxa la siiyo Iiraan

•Iyo in la joojiyo dagaalka ka dhanka ah dhammaan kooxaha ay Iiraan taageerto ee Bariga Dhexe.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -