Qoondada Gobolka Banaadir Yaa qeybin Doono

0

Wararka hoose aan heleyno qoonda Gobolka Banaadir ee laga siinaayo Aqalka Sare 2021 ayaa leysku Heystaa cida xaq u leh in ay qeybiso

Gobolka Banaadir waa Gobol ay dagan yihiin 3 malyen oo Qof ka Badan waligeed xaquuq kuma yeelan Baarlamaanada dalla soo maray Xataa xuriyadii iyadoona inta badan ah Deegaan Dulman Dadkiisana is dulminayaan

Hadaba dhawaan ayaa la Filayaa in Baarlamaanka Federaalka in uu Go aan ka gaaro Qoondada Gobolka Banaadir taa oo dhan 13 Xubnood

Hadaba sida Muiqata Gobolka Banaadir malaha Golo Deegaan oo qeyb naayo 13 Xubnood Go aankeeda leh taana waxay Keentay in ilaa iyo Hada la waayo Cid si sax oo sharciyeesan wax u qeybiso

War aan la shaacin ayaa sheegayo in Dowlada Hada Jirta oo leh Damac Siyaasadeed siday mar Labaad ugu soo Noqon laheyd hogaanka Dalka yaa wado in ay iyadu qeybiso si Shaqsiyaad u shaqeeyo ugu qeybiso

Sida Sharcig waxaa Xaq u leh in ay qeybiyaan Odoyaasha Dhaqanka soo Jireenka ah ee ka maran Siyaasada si ay Cadaalad Ku dheehan tahay loogu qeybiyo cida sida saxda ah ugu mudan

Sida sha

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here