Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed cabdi kaariye Qoor,Qoor oo middoyinki Danbe Howlo shaqo u jogay Magaladda Miqsisho ee caasimada Dalka ayaa dib ugu soo labtay caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Wafsiga madaxweynaha oo Diyaarado kasoo Qaaday Garoonka Adaan caddie ee muqdisho waxaa Garoonka Diyarada casimada Galmudug kusoo Dhoweeyay Madaxweyne ku xegeenka Galmudug mudane cali Daahir ciid, Gudoomiyaha Baaramaamka Dowladda Galmudug, Dr maxamed Nuur Gacal, wasiiro iyo Xildhibaano la katirsan Dowladda Galmudug, maamulka caasimada, iyo Saraakiil Ka katirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

Madaxweyne Axmed Cabdi kaaiye Qoor Qoor oo mudo 44 Cishaa ku sugna Magaladda muqdisho ayaa ka qeyb galay kulamo Xasaasi ah oo looga arinsanayo Arrimaha Doorashooyinka dalka waxa Uuna Door muuqada ku lahaa isku soo dhowowan shaha laga gaaray Arimaha Doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here