GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si kaftan ah u han-daday siyaasiyiinta kursigiisa rabta kursigiisa xili waqtigii doorashadu dhaw dahay.

Soomaalidu waxay tiraahdaa dadka waa weyn kaftan bay wax isugu sheegaane maanta khudbada uu ka jeediyay xaflada caleema saarka madaxweynaha la doortau ee Puntland wuxuu si kaftan shewgay inuu mari doono wadadii Saciid Dani maray.

Advertisement

“Qolada cusub waxaan leeyahay orodka ha iska badinina howl cusub baa bilaabatay”ayuu yiri Qoor qoor oo ula jeeda inay bilaabatay madaxweyne mar kale soo laabanaya.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Universal TV.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

 

Previous articleDAAWO: Lafta-gareen oo iska bari-yeelay inuu u jan-jeero dhanka Itoobiya
Next articleDAAWO: Madaxweyne Xasan oo jawaab culus siiyay Farmaajo,Shariif,kheyre iyo CCW

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here