Muwaadin u dhashay dalka Falastiin ee la heysto ayaa ka hadlay weerarkii ugu danbeeyay ee Israa’iil ku burburisay Jaamacada Israa’ ee Gaza.

Muwaadinkaan oo lagu magacaabo Arikat ayaa ah Wariye Qoraa ah islamarkaana macalin ka ah Jaamacadda Mareykanka ee Washington, DC. ayaa u sheegay Aljazeera in Israa’iil si ku talagal ah u beegsaneyo goobihii waxbarashada ee Gaza .

Advertisement

Qoraaga reer Falastiin wuxuu xusay in Israa’iil ay burburisay dhammaan toddobada jaamacadood ee Gaza,taasoo  sheegaysa inay tahay ula kac sida uu warka u dhigay mudane Arikat .

Si kastaba iyadoo Gaza ay colaad isaga jirtay islamarkaana wax barasho socon hadana talaabooyinka Yuhuuda waa in xitaa hadii dagaalku istaago ay reer Falasiin uga niyad jabaan waxbarashada si ay ugu sahlanaato maamulida dad aan wax tacliin ah lahayn.

=SOURCE ALJAZEERA=
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

a man walks past a multi-storey building with the windows blown out with debris, papers on the ground

Previous articleMaxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii?
Next articleIntee gaarsiisan yahay awooda Dowlada Somalia ee Maamulida hawadeena

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here