Sida ay shaaciyeen kooxaha saadaasha waxaa lagu wadaa in maalint Abaxada ee soo socota uu dunida qeybo ka mid ah uu ka dhaco qorax Madoobaad .
Kooxaha saadaasha waxay xuseen in dunida meelo ka mid ah ay wada madoobaan doonto halka inta kale ay qeyb ka madoobaan doonto qoraxdu,qorax mdoobaadka wuxuu dhici doonaa marka dayaxu u dhaxeeyo dhulka iyo qorraxda.
Haddii aadan si toos ah xitaa u arki karin, waxaa jiri doono muuqaallo cajiib ah oo ay suurtagal tahay in laga baahiyo meelo kala duwan oo dunida ah.
Qorax Madoobaadka iyo Dayax madoobaadka ayaa labuduba lagu cadeeyay Diinta Islaamka iyadoo la suneeyay salaado suno ah ilaa iyo inta xaalu caadi kaga soo laabanayo intii la karo.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM
