Qorsha ka Socda magaalada Muqdisho oo Dowlada looga Dhawaaqi Rabo

0

Magaalada Muqdisho ayaa xiligaan waxaa ka muuqda Qaban qaabo weyn logu diyaarinayo in looga Dhawaaqo Dowlad taa oo ka Dhigeysa in magaladaasi Yeelato Laba Dowlad oo Leh Laba Madaxweyne

Qorshahaan ayaa ka soo baxay Shirkii Beelweynta Mudulood kaa oo sida la sheegay leysugu yeeri Dooaa dhamaan Beelaha Soomaaliyeed

Qorshahaan ayaa Xoowli ku socda lagu Doonaayo in looga Dhawaaqo Dowlad labaad oo Xarunteeda noqota magaalada Muqdisho

Ku dhawaaqida Dowladaan Cusub ayaa daba socota xili Dowlada Farmaajo oo Waqtiga ka dhacay ay ku darsato 18 Bil oo dheeri ah

Horay ayeey u soo.martay Magalaada Muqdiaho yeelato Laba Madaxweyne waxaase hada muuqda hadayna Beesha Caalamka soo fara galin qorsha socda ee labada Dowlad ah dalka Soomaaliya Faraha ka baxayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here