Qorsho Hal Sano loogu Daraayo Dowlada Federaalka oo Socta iyo wax ka badalid lagu sameynayo Hab Raaca Doorashada

0

Qorsho Hal Sano Warar hoose oo aan ka heleyno Gudi Hoosaadyada Doorashada Qaranka ayaa Sheegayo in muda korasi loo sameyn doono Dowlada iyadoona 27 .6 . 2020 lagu Dhawaaqi Doono

Dowlada iyo Baarlamaanka Ayaa sii Joogi Doono ilaa 2022 Bisha Febaraayo taa oo meesha ka saareysa in Doorasho la qabto 2021

Qorashahaan ayaa looga Goleeyahay in Xisbiga Nabad iyo Nolol isku sii diyaariyo Mudadaas madaama xiligaan ay adagtahay madaama qaab dhismeedka meel leyla Dhigin

Markii lagu daro Halka Sano ayaa waxaa la sameyn Doonaa isku Shaandheynta Golaha Wasiirada

Dhanka kale wararka Soo baxaayo dhanka Doorashada ayaa sheegayo in isbadal lagu sameyn Doono qaabka Doorashada iyadoona lagu soo Celi Doono Qaabkii Dad Banaa

Waxaase ilaa iyo Hada leysku Heystaa Tirada soo Xuleysa Xildhibaana Qaabka qabiilada

Doorashadii tan ka Horeysay 51 Qof ayaa soo Xuleysay Xildhibaana hadase waxaa la wadaa dhowr nooc oo kala ah in laga Dhiga Dadka Soo Xulaayo 101,75 iyo Tirooyin kale

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here