6 QOF oo isku qooys ah ayaa kudhintey xerada Qaxootiga IFO-2 kadib markii ay shaah kukarsadeen biyo rah ku dhax-dhacay.

Dadkaan isku qoyska ahaa ee wada geeriyooday ayaa koobnaa Aabe,hooyo iyo 4 caruur ah ay dhaleen waxaana taasi sababtey Biyo uu sumeeyey raah ooy shaah kukarsadeen.

Advertisement

Laamaha caafimaadka ayaa soo gaarey goobta masiibadu ay ka dhacdey waxayna diyaarad helo-capter ah ugu qaadeen meeydadka 6-da ruux  isbitaalka Dadaab si ay baaritaan ugu soo sameeyaan.

Kadib duhuradii,waxay laamaha caafimaadka Soo saareen warbixin ay kusheegen in qooyskaasi uu sumeeyey raha

Allah uwada naxriistee waxaa Dhamaantod galabta lagu aasey xerada Ifo-2 ooy deganayeen.

Sikastaba ha ahaatee arrintan ayaa ah arrin ugub ah oo  ku dhacdey amar Alle.

Wariye Hassan Mwalimu
IFO-KENYA
Previous articleBaarlamaanka Jaamacada Carabta maxay ka dheheen damaca Itoobiya
Next articleQiso Adis-ababa ku dhexmartay Prof.Yaxye Sh.Caamir iyo dhalinyaro Somaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here