Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa 3 maalmood ugu badnaan u qabtay ciidamada Tigree-gu in ay isku dhiibaan Milateriga kusugan gobalka ee ay la dagaalamayaan, Haddii kale ay lakulmi doonaan talaabo adag.

Macluumaad warbaahinta gudaha qaar ay tabinayso ayaa sheegaya in Abiy Axmed u diyaar-garoobay duulaankii ugu cuslaa, oo hadda la qaadayo, maalmo deegaanada Xaduudaha laga weeciyey xoogaga Tigree-ga.

Goobahan Xaduuda la qabsaday iyo Digniinta hadda ayaa ah kuwa muujinaya dagaal kale oo.culus, saacado kahor TPLF ayaa dalbatay wada hadal iyo In xaaladdan wadiiqo kale xal loogu raadiyo, laakiin Abiy ayaa horey u diiday wada hadal.
#WAYNAKAA

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here