Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo Caawa ku kulmay

0

Kulan aan saxaafada loo ogoleyn ayaa Caawa ku Dhex maray Hooyga uu Dagan yahay Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Calu Kheyre Mudan Qoor Qoor iyo Kheyre kaa oo qaatay Saacado Badan

Madaxweyne Qoor Qoor oo maalmo joogay magaalada Muqdisho ayaa La kulmin shaqsiga Masuulka ka ahaa in uu Noqdo Madaxwetnaha Galmudug isqgoo Caawa la kulmay

Kulanka Caawa oo ahaa Mid la Shaacin wax yaabahii laga wada Hadlay waloow kulanka Qaatay Waqti badan

Ma jirin cid kale oo sadaxeysa iyadoona kulankaan noqon Doono mid kii ugu horeeyey uu la yeeshay xil ka qaadida Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Cali Kheyre masuul sare

Warka kulanka Kheyre iyo Qoor Qoor ayaa waxaa noo xaqiuyey shaqsiyaad la Socday Kulanka

Ra iisal wasarahii Hore oo hada Dagan Madaxtooyada ayaa la sheegayaa in looga Cabsanayo in la Shir Qoolo madaama maanta Gurigiisa ka Dhaceen Arima Fool Xun ay Geysteen Ciidamada Madaxtooyada kuwaa oo Doonaayey in Gaariga Yaxye Cali Hareeri Dhacaan

Arinta ayaa raali Galin waxaa ka Bixiyey Madaxwetne Farmaajo iyo Fahad Yasiin oo ah Taliyaha Nabad Sugida Qaranka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here