Ra iisal wasaarahii Hore Xasan Cali Kheyre oo maal maha soo socda Ku dhawaaqayo Xisbi Siyaasadeed mug weyn

0

Sida aan ku heleyno wararka Raga ka ag dhow Ra iisal wasaarahii hore ayaa sheegaya in ay socoto Qaban qaabo weyn oo Xisbi Siyaasadeed weyn uu ku dhawaaqay Ra iisal wasaarahii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyadoona Xisbigaa ay ka mid noqon Doonaan Wasiiradii la shaqeynaayey iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka waxaa kaloo ku jira Siyaasiyiin Mug ku leh Siyaasada Soomaaliya

Xisbiga ayaa lagu magacaabi Doonaa Hiigsi iyo Hormar iyadoona shacabka Soomaaliyeedna si weyn u sugayaan ku dhawaaqisa Xisbiga Kheyre

Xisbiga ku dhawaaqidiisa ayaa hada waxaa socda qaban qaabadiisa iyadoona sida la sheegay uu noqon Doono Midka ugu saameynta badan Soomaaliya

Kheyre ayaa taageero weyn ka heysta Beesha Caalamka madaama uu wax badan ka qabtay dalka Soomaaliya sida dib u habeynta Ciidanka Qaranka,Dhaqaalaha Dalka iyo Isku zirka Soomaaliya iyo Caalamka

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here