Ra iisal wasaare Rooble oo culus ka soo wajahay magacaabida Golaha Wasiirada

0

Raiisal wasaraha Xukumada Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa heysta culeys adag oo ku keentay in uu la daaho magacaabida Golahiisa wasiirad

Culeyska ayaa ku yimid kadib markii loo keenay Liisasas ay ku qoran yihiin Wasiirada Cusub oo u badan kuwii Xasan Cali Kheyre

Arintaa ayuu ilaa iyo hada ka biya diidan yahay Rooble isagoona soo jeediyey in Wasiiradiisa loo madax baneeyo madaama isaga ha dhoow lagula xisaabtamaayo

Arintaa ayaa ilaa iyo hada muran ka taagan yahay madaama uu xaq u lee yahay Ra iisal wasaaraha l cida uu soo xulanaayo

Ra iisal wasare Rooble ayaa Culeyska waxaa ku Haayo Muuday,Maxamed Mursal iyo Fahad Yasiin kuwaa oo midba mid kale wato liis u gaar ah

Rooble ayaa heysato Laba Daran mid Dooro isagoo ogolaado Liiska loo soo gubyo ama in uu iscasilo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here