TV-ga Channel 12 ayaa sheegay in xabadka uu ka xanuunay balse ma jirto wax cadeyn ah oo arintaas ku saabsan..

Advertisement

Xafiiska Netanyahu ayaa sheegay in la seexiyay Isbitaalka ka dib markii uu sidaas ku taliyey dhaqtarkiisa gaarka ah dib markii uu ka cawday dawakhaad ama madax wareer.

Ilaa hadda ma cadda cidda bedeli karta Netanyahu haddii uu dhaco isbedel degdeg ah.

Markii Ra’iisul wasaarihii hore ee Israel Ariel Sharon uu ku dhacay xanuunka istaroog 2006-dii, waxaa xilka kala wareegay ku xigeenkiisii Ehud Olmert..

“Waxaan u rajeynayaa ra’iisul wasaaraha soo kabasho buuxda iyo caafimaad wanaagsan,” ayuu ku soo qoray bartiisa Twitter-ka Yair Lapid, hogaamiyaha dhexe ee mucaaradka.

Horraantii bishii Oktoobar, Netanyahu ayaa xanuunsaday intii lagu jiray soonka Yuhuudda ee Yom Kippur, waxaana sidoo kale muddo kooban la dhigay isbitaal.

Previous articleKooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay in ay daafaceeda ka tagi doonto xilli ciyaareed amaah ah oo La Liga ah
Next articleIswiidhan oo dhaleecaysay sida bilaysku u fasaxay Tawreed mudaharaad gubanaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here