Ra iisal wasare Kheyre oo magaalada Garoowe u Duulay

0

Ra iisal wasare Xasan Cali Kheyre ayaa wax yar ka hor ka Duulay magaalada Dhuusamareeb si uu ugu qeyb Galo Aaska Ra iisal wasarahii Hore Xasan Abshir Faara

Wafdiga Ra iisal wasaraha ee ku sii jeeda Garoowe ayaa waxaa ku wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Kan Hirshabeele

Duugta ka dib ayaa laga yabaa in halkaa wada hadal ku dhex maro Kheyre iyo Dani oo maal.mahaan yeelan kulan Xiligii uu Ra iisal wasaraha Imanaayana aan ku sugneen Dhuusamareeb

Horay magaalada Garoowe waxaa ugu sugnaa Madaxweynaha Galmudug iyo Jubbland halkaa oo kaga qeyb galeen Aaska Madaxweynahii Hore ee Puntland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here