Ra iisal ware Rooble oo Xilka haayo Sanad iyo dhowr bil ayaa  Dalka ka galay  dhoor danbi oo horay uga galin Ra iisal wasarayaashii ka horeeyey

1 waxuu weeraray Madaxweynayaashii Dalka soo maray sida Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif iyadoona si doo kale la  uu weeraray Mudaradyaashii ay kala Hogaaminaayey Ra iisal wasarahii ka horeyey isaga Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiramaan Cabdishakuur iyadoona sida muuqato Mudaraharaadku uu yahay mid sharci ah

Waxuu ogolaaday in Farmaajo Mida korarsi laba sano ah Ku darsado taa oo ay ka dhiidhiyeen Ciidanka Bad baado Qaran

Waxaa ka  dhacay dhacdo   xun isagoo masuul ah taa oo ah In Ikraan Tahliil ay Dileen Ciidanka Nabad sugida isagoon Balaqaad u sameeyey  qooska Ikraan Tahliil taa oo ilaa iyo hada uusan fulin dhartoow dhaartayna noqotay hal bacaad lagu Lisay

Ra iisal wasare Rooble ayaa loo igmaday in uu hogaamiyo Doorashada Dalka waxaana muuqato in uu ku fashilmay hogaamintaas  madaama Doorashada Dalka ka dhacday ay tahay tii ugu xumeyd ebid Dalka soo marto

Rooble ayaa u muuqda in uu ka baxay dhex dhaxaadnimadii  loo igmaday isagoon si toos ah ula shaqeeyo xisbiga Dama jadiid uu horay uga tirsanaa  sida ka muuqata sawirkaan

Ra iisal wasare Rooble oo hada masuul ka ah Doorashada Dalka ayaa awoodi waayey in Baarlamanka Dalka ku shiri waayey xarutooda iyadoona danta biday  in ay u soo wareegaan Xarunta Beesha Lixaad ee Xalane

Weerarkii.madaxdii hore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here