Ra iisal wasaraha Dalka Somaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Dalka Qadar Booqosho ku joogay ayaa la kulmay madaxda ugu sareysa halkaasi kuwaa oo kawada hadlay arimaha Murgsan ee Soomaliya iyo siday uga dhici laheyd Doorasho xor iyo xalaal ah

Raiisal wasare Rooble  ayaa  dowlada Qadar kala doorsiiyey laba Mid in ay qaadato

1 20 Malyen oo Soomali ah iyo 2 shaqsi oo taageero ka heysan Soomalida isagoona labadaasi shaqsi ula jeeda Farmaajo iyo Fahad Yasiin

Dowlada Qadar ayaa ogolaatay soo jeedintii  Rooble iyagoo balan qaaday in  ay taageerayaan Doorasha Xalaasha ah una sheegeen in mar danbe Taageeri Doonin shaqsiyaadkaasi

Dowlada Qadar oo faragalin qaawan ku heysay Soomaliya 20 sano u danbeysay ayaa hada u muuqato mid quus taagan madaama shaqsiyaadkii ay taageereysay ku fashil meaen arimaha Siyaasada Soomaliya

Warkaan ayaa ka soo xigan Rag ka ag dhow Ra iisal wasare Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here