Ra iisal wasare Rooble oo markii ugu horeysay dalka Dibadiisa u Safraayo

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in safarkiisii ugu horeeyay oo dibadda ah tan iyo markii la magacaabay ugu ambo baxo dalka Kuwait.

Sida aan wararka ku helnay Ra’isul Wasaare Rooble ayaa dalka Kuwait uga qeyb galaya tacsida Amiirkii dalkaasi Sheekh Sabah oo dhawaan geeriyooday , waxaa sidoo kale tacsidaasi ka qeyb galaya madax kale oo caalamka ka socota.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa tacsida kadib la filayaa in uu kulamo laqaato Madaxda tacsida u tageysa dalka Kuwait iyo sidoo kale Amiirka dalkaasi si uu dhambaalka tacsida ugu gudbiyo .

Safarka Ra’isul Wasaare Rooble ku aaday dalka Kuwait ayaa kusoo aadaya xili Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahu Farmaajo shalay safar isna ugu ambo baxay dalka Koonfurta Sudan.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here