Aduun Xeerka uu Shaqeyneyo.

Booliiska Norway ayaa Ra’salwasaaraha dalkaasi Erna Solberg waxay ku ganaaxeen lacag gaaraysa $ 2,300, ka dib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta inay jabisay xeerarka xakameynta fayraska corona.

Ra’isalwasaaraha ayaa la sheegay inay qabsatay xaflad qoyskoodu ka soo qayb galeen taasi oo ay ugu dabaaldageysay dhalashadeeda, balse tallaabadaasi waxay liddi ku aheyd nidaamka kala dheeraanshaha ee ka hortagga fayraska.

Ma dhaceysaa in tan ay ka dhacdo Soomaliya Ra iisal wasare ama masuul kale sharciga qabto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here