Ciidamada Dowlada Federaalka oo duleedka Dhuusamareeb kula dagaalamay xalay xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa xaqiijiyay in ay dileen mid ka mid ah kooxdii madaafiicda soo tuurtay, midkalena nolosha lagu hayo, waxaa kale oo ciidamadu ay furteen qoryo fudud sida uu xaqiijiyay duqa Caasimada macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow.

Saraakiisha Amniga iyo Maamulka Degmada ayaa qorsheynaya in ay goordhow warbaahinta la wadaagaan Xogta dagaalkan iyo macluumaadka la xiriira tiro madaafiic ah oo xalay lagu soo weerarey xaafadaha Magaalada .

Wariye Maxamed Rooraayey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here