No description available.

Waxaa xiligaan Magaalada Muqdisho ka furmay Daah-furka Aqoonsiga Muwaadinka {National ID} iyadoo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin kala duwan oo Dowlada ka tirsan.

Advertisement

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre iyo qaar ka mida Golihiisa wasiirada ayaa goob joog ka ah Xaflada, iyadoo  lagu wado inuu  khudbad ka jeediyo xaflada.

Xafladaan Daahfurka Aqoonsiga Muwaadinimo wuxuu socon doonaa maalmo iyadoo ajaanib kala duwan lagu casuumay.

Xaflada oo wali socoa wixii war ah waxaad kala socon doontaan aqbaareedkeena danbe insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

No description available.No description available.No description available.No description available.

Previous articleXildhibaanad Faa’iza oo beenisay qodob ka mid ahaa heshiis hore Madaxweynuhu ula galay reer Hiiraan.
Next articleMaxaa keenay in maalintii labaad uu xiraado Garoonka diyaaradaha Baladweyne?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here