Ra’iisul wasaaraha Finland, Sanna Marin, ayaa sheegtay in Yurub aysan ku filneyn inay ka hortagto duulaanka Ruushka ee dalka Ukraine, iyadoo aan taageero ka helin Mareykanka.

Mar ay booqatay Australia, SANA, oo wadankeedu uu sugayo go’aan ku saabsan codsigeeda ku biirista NATO, ayaa sheegtay in Yurub loogga baahan yahay inay taageerto difaaceeda.

“Waa inaan si daacad ah u hadlaa, Yurub hadda kuma filna, waxayna la kulmi doonaa dhibaato haddaanu Mareykanka garab istaagin,” ayay raacisay.

Dalka Finland, ayaa xuduud la leh dalka Ruushka.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here