Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka kulmay fanaan Iidle Yare isla markaana uu ballan qaaday in uu ka caawin dooni ‘sidii daryeel caafimaad uu ku heli lahaa’.

Iidle Yare ayaa dhawaan baahiyayay qoraal taabtay quluubta Soomaalida oo uu soo dhigay Facebook taasoo walaac badan ku abuurtay dadka.

Iidle Yare ayaa farriinta ku sheegay in “Alle uu uga tegay ilmihiisa”, taasoo loo fasiray inuu taagan yahay xaalad quus ah, isla markaana uu isu qibleeyay geeri.

Iidle oo deggan magaalada Nairobi ayaahadda u safray magaalada Muqdisho, isagoo halkaa ka sii aadi doono dibedda si u helo daryeel caafimaad.

 

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here