HomeWarkiiRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Muqdisho ku qaabilsay Wasiir ku xigeenka arimaha dibada...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Muqdisho ku qaabilsay Wasiir ku xigeenka arimaha dibada Jabuuti

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Xuseen Cumar oo maalmahaan safar shaqo ku joogay dalka.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal ee walaalaha ah, iskaashiga amniga, horumarinta ganacsiga iyo isu-socodka bulshada.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa uga mahadceliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti booqashada uu ku yimid dalka, isaga oo sidoo kale xusay taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka reer Jabuuti dib u dhiska Soomaaliya.May be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people, dais and the Oval OfficeMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of ‎3 people, dais and ‎text that says "‎ا 他 ΕΙΛΑΕ SOOMAALINA SOOM DOMAALIY ALIY ነሳይይ RA'I * 毎 SOOM‎"‎‎May be an image of 2 people and textMay be an image of 5 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -