Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay.

Safarka Ra’iisul wasaaraha ee magaalada Baydhaba ayaa la sheegay inuu ku qotomo dhameystirka heshiiska doorasho ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ay gaareen.

Rooble ayaa madaxda maamulka Koonfur Galbeed kala hadlaya sidii loo dedejin lahaa howlaha doorashada iyo fulintooda.

Sdoo dale Amniga waddooyinka magaalada Baydhaba ayaa saakay aad loo adkeeyay, waxaana la dhigay wadooyinka gala garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada maamulka ciidamada ka tilsan milateriga Soomaaaliya, kuwaas oo laga qaaday magaalada Muqdisho.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here