Ra’iisul Wasaare Rooble oo wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ayaa galabta kormeeray Xarunta Hey’adda NISA ee Habar Khadiijo, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Kusimaha Taliyaha NISA Yaasiin Farey.

Xarunta Taliska NISA ayaa saddexdii sanno ee uu hoggaankeedu hayay Taliyihii hore Fahad Yaasiin waxay aheyd xarun siyaasadda dalka laga hago oo Madaxda qaar ka mid Dowlad Goboleedyada ugu tagi jireen Taliyihii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here