Muqdisho, Oktoobar 07, 2023: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta deegaanada SSC.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u taagan tahay ilaalinta midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed iyo in wixii khilaafa ee jira lagu xalliyo wada-hadal.
XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA
May be an image of 2 people, suit, the Oval Office and textMay be an image of 2 people, dais and the Oval OfficeMay be an image of 2 people, dais, the Oval Office and text
Previous articleBalcad oo lagu qabtay Gaari qudaar siday oo lagu soo dhex qariyay Maandooriye+Sawirro
Next articleMaxamed Deif: Ninka Isha la’ ee laf dhuun gashay ku noqday Israa’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here