HomeWarkiiRa’iisul Wasaare Xamze oo muwaadin Somaliyed xil sare uga magacabay garoonka Aadan...

Ra’iisul Wasaare Xamze oo muwaadin Somaliyed xil sare uga magacabay garoonka Aadan Cadde.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa muwaadin Somaliyeed wuxuu xil sare uga magacabay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde.

Muwaadinka oo ah Cismaan Cali Faarax, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu u magacaabay inuu noqdo Maareeye Ku-xigeenka Koowaad ee garoonka Aadan Cadde.

Magacaabistaan ayaa u soo aadeysa xili muda xileedka Dowladu gabaabsi yahay oo ay soo dhawaatay xiligii doorashada madaxtinimada Dalka walow wax kasta dhici karaan gaar ahaan sidii Farmaajo in Dowladaanina muda kororsi sameysato.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be an image of 1 person and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -