Waxaa goor dhawayd soo baxayay warar sheegaya in uu ka baaqday shirka haatan socda Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaliya Xasan Cali Kheyre

Wararka ayaa sheegaya in kheyre uu joogo Magaalada Muqdisho, uuna ka baaqday shirka u socda  Midowga Musharaxiinta, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle.

Sidoo kale Kulanka ka socda Hotelka Decale ayaa waxaa ku sugan xubnaha ugu cadcad Midowga Musharixiinta sida, labada Madaxweyne hore Sheekh Shariif & Xasan Sheekh, Musharax Daahir Geelle iyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur. Mutaf dhuxulow

Lama oga Waxa uu uga baaqday kheyre shirkaasi, Walow Warar kale ay sheegayaan in uu ku jiro Howlo kale, oo uu Wakiishay Musharixiinta.

 

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here