Raiisul Wasarihi hore Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynanimada Dalka ayaa hambalyo u diray maalinta calanka Soomaaliyeed wuxuna bartiisa Facebooka ku qoray maqaalkaan.

“Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa xuska maalinta Calanka Soomaaliyeed. Calanku waa astaanta dunidu nagu taqaanno. October 12, 1954, waa maalintii ugu horreysay ee la gardaadiyay Calanka Soomaaliyeed.

#HiigsiIyoHorumar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here