HomeWarkiiRa'iisulwasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo Muqdisho ku soo laabtay

Ra’iisulwasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo Muqdisho ku soo laabtay

May be an image of helicopter and textMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka isagoona ka soo degay garoonka Adan Abdule ee Magaalada Muqdisho kadib safar uu dalka kagamaqnaa.
Maxamed Xuseen Rooble oo ka mid ah siyaasiyiinta xukun doonka ah islamarkaana ka midka ah sanadkaan musharixiinta xilka Madaxweynaha Somalia ayaa lagu wadaa inuu Muqdisho ka dib uga bilaabo ol-olahiisa musharaxnimada xili uu ka mid yahay Mucaaradka Samatabixinta ee ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin badan.
Maxamed Xuseen Rooble waxaa lagu xasuustaa Dowladii hore ee uu Ra’iisulwasaaraha ka ahaa dhamaadkeedii inuu qeyb weyn ka qaatay ka-samatabixinta dalka ee xaaladii adkeyd ee doorashadii 2022-kii markaasoo uu la safnaa Madaxweynaha hada xilka Xasan Sheekh oo xukunkana ku guuleystay markaas.
Si kastaba Rooble hada wuxuu ka mid yahay  Musharaxiinta Madaxweyne ee u taagan hoggaanka dalka,isagoo diyaar u ah inuu qeyb ka noqdo doorashada 2026-ka hadii Rabi idmo.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of one or more people, aircraft and text that says "IFA"May be an image of one or more people, aircraft and text that says "IFA"May be an image of aircraftMay be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -