HomeWarkiiRa'iisulwasaare Xamza muxuu kala hadlay siyaasiyiinta Puntland+SAWIRRO

Ra’iisulwasaare Xamza muxuu kala hadlay siyaasiyiinta Puntland+SAWIRRO

May be an image of 4 peopleRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo ka qeyb-galay gogoshii wadatashiga ahayd ee maanta ku soo gaba-gabowday Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey masuuliyiinta Xisbiyada ka qeyb-galka kulanka Wadatashiga ah, talooyinkii ay ku kabeen dowlad-dhiska, doorashooyinka, dhammeystirka dastuurka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, isaga oo xusay sida ay Xukuumadda DanQaran mudnaanta siinayso dhageysiga talooyinka iyo aragtiyaha qeybaha kala duwan ee shacabka iyo hoggaanka Soomaaliyeed.

Dhankooda, masuuliyiin ka socday Xisbiyada Puntland, ayaa bogaadiyay kulanka wadatashiga ee uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay sheegeen in dowlada Soomaaliyeed ay ku garab siinayaan dadaalka ku aaddan dowlad-dhiska dalka.May be an image of 1 person and daisMay be an image of 11 people and daisMay be an image of 13 peopleMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -