HomeWarkiiRa'iisulwasaare Xamza oo daah-furey isla xisaabtanka ku saabsan waxyaabihii ka qabsoomay Qorshaha...

Ra’iisulwasaare Xamza oo daah-furey isla xisaabtanka ku saabsan waxyaabihii ka qabsoomay Qorshaha Xukuumadda DanQaran+SAWIRRO

May be an image of 1 person, dais and text
Muqdisho, Axad, 17 Ogoosto 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay isla xisaabtanka iyo qiimeynta waxyaabihii ka qabsoomay Qorshaha Xukuumadda DanQaran muddadii ay shaqeynaysay, kuwaas oo ku saleysan baahida bulshada iyo horumarinta dalka.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in isla-xisaabtakani uu muujinayo ballanqaadkiisii ku aaddanaa dowlad wanaagga, waxa uuna xusay in saddexdii sano ee la soo dhaafay ay Xukuumaddu xaqiijisay horumarro muuqda oo dhinacyo badan leh.
“Waxaan rabnaa in aan iskula xisaabtanno wixii ka hirgalay qorsheyaashii aan shacabka Soomaaliyeed la wadaagnay, caqabadaha yimid iyo waxa inala gudboon, saddex sano ayaan soo dhammaynay waxaan galnay sanadkii afaraad, waxaan hubaa waddanka in aad shaqo wayn ka qabateen dhinac kasta marka laga fiiriyo.”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay shacabka Soomaaliyeed sida hufnaanta iyo masuuliyadda leh ee Xukuumaddu ay mudnaanta u siisay ka shaqeynta fulintii barnaamijyadii hortabinta u lahaa, ee ku qotomay, horumarinta arrimaha bulshada, dib-u-xoreynta, sugidda amniga, caddaaladda, garsoor madax-bannaan, isku filnaansho dhaqaale, Soomaali heshiis la’ah dunida iyo Soomaali heshiis ah.
—Dhammaad—May be an image of grassMay be an image of 11 people and weddingMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, suit and daisMay be an image of 14 people and weddingMay be an image of 15 people and weddingMay be an image of 8 people and suitMay be an image of 5 people and suitMay be an image of 8 people, suit and weddingMay be an image of 5 people and suitMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people, suit, dais and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 7 people, beard, suit and weddingMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, suit and weddingMay be an image of 2 people and suitMay be an image of 5 people, beard and suitMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 6 people and suitMay be an image of 8 people, suit and weddingMay be an image of 5 people and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 10 people, suit, wedding and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 17 people and daisMay be an image of 7 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 5 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -