HomeWarkiiRa'iisulwasaare Xamza oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda (IOM)

Ra’iisulwasaare Xamza oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda (IOM)

Muqdisho, Isniin, 28 Luuliyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda (IOM) Marwo Ugochi Daniels, iyaga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan xoojinta wada shaqeynta iyo dardargelinta barnaamijyada ay ka fuliyaan dalka, iyada oo la is waafajinayo shaqooyinka ay qabtaan iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP 2025-2029).
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey Hey’adda (IOM) taageerada kala duwan ee ay siiso Soomaaliya, waxa uuna xusay mudnaanta ay leedahay in ay sii xoojiyaan taageeradooda iyo fulinta mashaariic wax tar u leh dalka.
Dhankeeda, Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda (IOM) Marwo Ugochi Daniels, ayaa xustay sida ay uga go’an tahay heyadda in ay sii wadaan taageerada iyo hirgelinta mashaariicda ay ka wadaan Soomaaliya.
— Dhammaad —May be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 8 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -