DJABUTI (DAYNIIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti halkaasoo si weyna loogu soo dhaweeyay.

Xamze Cabdi-Barre aya lagu wadaa inuu Dalka Jabuuti kaga qayb galayo shirka sanadlaha ah ee Mac-hadka Heritage.

Shirka waxaa lagu wadaa in sanadkaan  ayaa sanadkanlooga hadlo  kobcinta dhaqanka nabadda Gobolka gaar ahaan Soomaalida.
Ra’iisulwasaaraha ayaa lagu wadaa inuu kaalin fiican u yeesho shirkaan iyo waxyaabaha uu sida gaarka ah u taabanayo,sidoo masuuliyiin kale ayaa lagu wadaa inay ka soo qeybgalaan dhigiisa Dalka Jabuuti.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 4 people, helicopter and daisMay be an image of 4 people
May be an image of 4 people and suit

Advertisement
Previous articleDHAGEYSO : Wasiirka difaaca oo sharaxaad ka bixiyay Qorshaha Dowladdu kula wareegayso amniga dalka iyo bixitaanka ciidanka ATMIS.
Next articleXuutiyiinta oo si kulul uga jawaabeen qorshe Mareykanku ku abaabulayo isbahaysi iyaga ka dhan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here