Xarunta Golaha Amaanka Qaramada Midoobe ee Magaalada News Yorka ee Dalka Mareykanka waxaa ka socda shirkii sanadlaha ahaa ee Madaxda Dunidu isgu timaado xili madaxda dalalka dunida khudbado jeediyaan.

Shirkaan oo 2 maalin socda laguna wado inuu asbuuc sii socdo ayaa waxaa Soomaaliya ku matalaya Ra’iisulwasaaraha Soomaliya Xamze Cabdi Barre.

Advertisement

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa la soo sheegayaa inay si gaar ah isu arkeen Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Antony Blinken.

labada Masuul waxaa la sheegay inay ka wada hadleen qodobo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Soomaaliya iyo M areykanka.

Kulankaan ayaa ku soo aadaya xili Madaxweyne Xasan uu shirkaan kaga baaqday dagaalka dalka ka socda ee u dhexeeya Dowlada Soomaaliyeed iyo Dagaalamayaasha Alsabaab.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Previous articleC/raxmaan C/shukuur Warsame ” Shidaalka iyo Kheyraadka dhex-ceegaaga Galmudug waxay naga xigtaa inaan Alshabaab iska saarno”+Sawirro
Next articleGuddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Afhayeenka Senate-ka Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here