Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya,Axmed Juma Al Rumaithi.

Labada masuul waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta.

Advertisement

Safiirkaan ayaa mar kasta wuxuu madaxtooyada kula Ra’iisulwasaaraha ama madaxweynaha xili Imaaraadka lagu tuhmaayo inay gacan saar la leeyihiin Imaaraadka..

 

Previous articleSan-baloolshe “Xildhibaankii fadhiyada soo xaadiri waaya halaga jaro mushaarka”
Next articleMaxkamada Racfaanka iyo Maanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here