New York, 21 Sebtember, 2023: – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka qeybgakaya shirka Qaramada Midoobe ayaa wada kulamo gaar gaar ah oo uu Madax kala duwan la qaadanayo.

Ra’iisulwasaare Xamze ayaa kulan kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan,

Advertisement

labada masuul waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.

XIGASHO: wARBAAHINTA DOWLADA

May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and text

Previous articleShirka Golaha Wasiirada Puntland oo maanta looga hadlay Amniga+Sawirro
Next articleYuusuf Madaale oo maanta gaaray Deegaanka Cad-cadooy+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here