Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay nabadda Iyo xasilloonida Soomaaliya Iyo guud ahaan geeska Africa.

Advertisement

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka waxaa kulanka kala qayb galay Danjiraha JFS ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, La taliyaha Amniga Ra’iisal Wasaaraha XFS Mudane Kamaal Daahir Guutaale iyo Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Maxamed Amiin Sheikh..

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

Previous articleWariye Jamaal oo lagu xirey Garowe
Next articleMaamulka Somaliland oo ka hadlay halka ay u mareyso hirgelinta heshiiskii ay la galeen Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here