.

Waxaa kasoo wareegtay 65 sano markii Ra’iisul’wasaarihii hore ee Canadda Lester Pearson uu ku guuleystey abaalmarinta Nobel Peace Prize doorkiisii billaabitaanka howgalkii ugu horeeyey ee nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay.

Hase yeeshee, haatan dalkiisa Canada oo si weyn ugu faani jirey kaalinta uu ku lahaa howlagalada Qaramada Midoobay ciidamo tiro yar ayaa uga qaybqaadanaya hawlaha nabad ilaalinta Qaramada Midoobay.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here