Raisal wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuled oo Beesha Murusade ku casuuntay Degmada Dayniile.

0

Wararka ka imaanayo Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa shegaya. In Beesha Murusade ay casuumaad u sameeyeen. Raisal wasaarw kuxigeenka Dalka amahdi Guuleed.

Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanada Beesha Murusade ay ku caauimeen Mahdi halkaas. Ilo wareedyo ayaa  sheegaysa  in Xildhibaanada Beesha Murusade. Ay ka codsadeen  Mahdi Guled in uu garab istaago. Raisal wasaaraha Soomaliya . Maadaama qilaaf uu u dhaxeeyo Raisal wasaare Kheyre iyo madaxweyne Farmaajo. Arintaan ayaa xildhibaanada beesha Murusade. Waxay uga gol leeyihiin in meesha laga saaro Madaxweyne Farmaajo. Maadaama xiligan Mahdi Guuleed uu garab taagan yahayFarmaaho.

Kulanka Xildhibaanada ayaa u Eg mid lagu Raadinaayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here