Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Xafiiska Raisal wasaare Rooble ayaa saxaafada u xaqiijiyay in shirkii xalay waqti danbe gaaray uu ku soo dhamaaday Miro dhal.

Wararka ayaa sheegaya in Rooble uu diiday in uu ka tanaasulo sadax qodob oo kala ah, 1 in Cadalada ay heshi Ikraan Tahliil, 2  Magacabista Taliyaha NISA Bashiir goobe iyo Wasiirka Ammniga C/llaahi Nuur.

 

Sidoo kale Rooble ayaa sheegay in arintaan ay tahay muhiim halka Villa Somaliya ay diidan tahay sadaxdaas Qodob.

 

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here