Raisal wasaarihii hore xasan abshir farax oo geeriyooday

0

Wararka ka imaanya turkiga ayaa sheegaya in uu halkaas ku geeriyooday. Raisal wasaarihii hore ee somaliya xildhiban xasan abshir faarax

Xasan abshir ayaa mudooyinkiinla soo dhaafay ku xanuunsanaa dalka turkiga.

Wararka ayaa sheegaya in uu ku geeriyooday isbitaal ku yaala halkaas

Sidol kale xasan abshir faarax ayaa 20kii sano ee la soo dhaafay ku jiray saaxada siyaasada. Waxa uuna xilal kala duwan ka soo qabtay dowladii kacaanka ee maxamed siyaad bare

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here