Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug kula kulmay wakiillo ka socday Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa  warbixin ka dhageystay kuna dhiirrigeliyay howsha muhiimka ah ee ay hayaan Guddigaan waxayna u faah faahiyeen Howlaha dhismo ee Wadadaas halka ay marayaan.

Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa ku howlanaa Maalmihii la soo dhaafay dhisamaha Wadadaan Muhiimka ah.

 

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here